📱 La soo dag Appka Sooyaal si aad u hesho xogaha jaamacadaha.
Download APK Open Web App f

Ku Xirnow Jaamacadda Riyadaada

Sooyaal waa barnaamij kuu sahlaaya inaad hesho jaamacadda kugu habboon, adigoo helaya xog dhammeystiran oo ku saabsan fursadaha waxbarasho.

About Us

Nagu Saabsan

Sooyaal waa madal casri ah oo loogu talagalay in ay ka caawiso ardayda dugsiga sare dhammeeyay in ay si fudud u helaan jaamacad ku habboon, xog dhab ahna ka helaan fursadaha waxbarasho ee gudaha iyo dibadda.

  • Xog Jaamacadeed La Hubiyay

    Waxaan ku siineynaa macluumaad rasmi ah oo jaamacadaha la xiriira si aad u gaarto go'aan sax ah.

  • Sahamin Fudud oo Degdeg ah

    Ka xulu jaamacadahaadigoo isticmaalaya appka sooyaal .

  • Fursado Deeq Waxbarasho

    Ka hel fursado iyo deeqo waxbarasho jaamacado badan oo kala duwan adigoo meeshaada jooga.

Ardayda Diiwaangashan

Jaamacadaha Diyaarsan

Schoolada Diiwaangashan

Howlwadeennada Sooyaal

Maxaad Ku Dooranaysaa Sooyaal?

Sooyaal waa aalad casri ah oo kuu sahleysa inaad si fudud u sahamisid jaamacado, u hesho xog rasmi ah, isla markaana aad la xiriirto hay'adaha waxbarashada. Waxaan diiradda saarnay baahiyaha ardayda Soomaaliyeed si loo helo mustaqbal waxbarasho oo ifaya.

Xog La Hubiyay

Waxaan siinaa ardayda macluumaad sax ah oo kusaabsan jaamacado gudaha iyo dibadda ah.

Fursado Qiimo Leh

Ka hel fursado deeq waxbarasho iyo la-talin xirfadeed oo kuu sahlaaya inaad horumar gaarto.

Taageerid Joogto ah

Kooxdayadu waxay diyaar u yihiin inay kaa taageeraan baaritaanada iyo codsiyada jaamacadaha.

Sooyaal Background

Isdiiwaangeli Maanta

Ha seegin fursadda aad ku heli karto jaamacadda ku habboon. Sooyaal waxay kuu sahlaysaa xog-raadinta, codsiga iyo la xiriirka jaamacadaha gudaha iyo dibadda.

Adeegyada

Sooyaal waxay bixisaa adeegyo muhiim ah si ay kaaga caawiso helitaanka jaamacad iyo fursad waxbarasho oo kugu habboon.

Sahminta Jaamacadaha

Ka baadh jaamacado gudaha iyo dibadda oo xogtooda aad si fudud u heli karto, lana barbardhigo.

Fursado Deeq Waxbarasho

Hel macluumaad rasmi ah oo ku saabsan deeqaha la heli karo iyo sida loo codsado.

Siminaarro iyo Casharro Guud

Waxaan qabanqaabinaa siminaarro iyo casharro guud oo lagu barayo ardayda sida ay uga faa’iideysan karaan fursadaha waxbarasho ee la heli karo.

Fiidiyowyo Wacyigelin ah

Waxaan soo bandhignaa fiidiyowyo kaa caawinaya inaad fahanto nidaamyada jaamacadaha iyo waxyaabaha la gudboon ardayga dhammeeyay dugsiga sare.

Muuqaalada & Macluumaadka

Halkan waxaad ka heli doontaa sawirro, muuqaal fiidiyowyo iyo agabyo waxbarasho oo lagu soo ururiyey barnaamijka Sooyaal.

  • All
  • App
  • Product
  • Branding
  • Books

Sooyaal Website

Sooyaal waxay ardayda ka caawisaa u diyaar garowga jaamacadda.

Sooyaal Product

Ka faa’iidayso waqtigaaga oo la soco Sooyaal.

Brochore

La soco Sooyaal, faahfaahin ka hel buug-yaraha.

Books 1

Lorem ipsum, dolor sit amet consectetur

App 2

Lorem ipsum, dolor sit amet consectetur

Product 2

Lorem ipsum, dolor sit amet consectetur

Branding 2

Lorem ipsum, dolor sit amet consectetur

Books 2

Lorem ipsum, dolor sit amet consectetur

App 3

Lorem ipsum, dolor sit amet consectetur

Product 3

Lorem ipsum, dolor sit amet consectetur

Branding 3

Lorem ipsum, dolor sit amet consectetur

Books 3

Lorem ipsum, dolor sit amet consectetur

Kooxda Sooyaal

Kooxdayadu waxay ka kooban tahay dad karti leh oo ka go’an horumarinta waxbarashada ardayda Soomaaliyeed.

Mohamed Osman Dahir

Founder & Chief Executive Officer (CEO)

Mohamed Nor Hashi

Co-Founder & Chief Technology Officer (CTO)

Abdirizak Abdullahi Hassan

Head of IT Department

Yasir Salaad Abdulle

Chief Marketing Officer (CMO)

Contact

Necessitatibus eius consequatur ex aliquid fuga eum quidem sint consectetur velit

Address

A108 Howlwadaag District, Mogadishu, Somalia

Call Us

+252 68 4204 180

Email Us

sooyaalpatform@gmail.com

Loading
Your message has been sent. Thank you!